Johannesburg: Dukaamo ajaaniibi leedahay ayaa dab la qabadsiiyey halka qaar kalena lagu boobay tuulada Alexandra oo ku taala duleedka waqooyi...
Muqdisho, Jannaayo 26, 2015....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Allaha...
Kulan looga soo horjeeday wargeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo aflagaaddo u geystay Nabigeenna Muxamad “N.N.K.H” oo ay soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiisyada ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo...
Munaasabadaan lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Turkiga ka hirgelisay magaalada Muqdisho, laguna soo dhaweynayay booqashii taariikhiga ahayd ee...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa sawirrada soo dhaweeynta maanta loo sameeyay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan,...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
Marwada Koobaad ee dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta hoygeeda ku qaabishay marwada koobaad ee wadanka Turkey Emine Erdoğan...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...
Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho