Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday af-lagaaddadii wargeyska Charlie Hebdo uu u geystay nabigeenna Muxammad (N.N.K.H) ayaa maanta lagu qabtay...
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan dhameeystirka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka ku leh xarunta...
Tartan isboorti oo lagu xoojiyay isdhexgalka bulshada iyo Nabadda ka jirta degmada Heliwaa ayaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay degmada,...
Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa bulshada uga digay waxyaabo badan oo halis ku ah caafimaadkooda oo ay...
Kulan looga hadlayay tacadiyada iyo dhibaaatada lagu hayo dumarka ee xaqooda lagu duudsiyo ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka...
Bahda faanka iyo Suugaanta ee dalka Kenya iyo Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa Caawa ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii shalay...
Boqollaal ka tirsan dadweynaha ku magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dhigay dibadbax ay uga soo hor jeedaan...
Wafdigan oo isugu jira Nabadoono iyo madax dhaqameed oo ka socda deegaanada Xeraale iyo Huurshe oo maalmahan kulamo magaalada Cadaado...
Kulankan oo ahaa mid lagu soo dhaweeynayay Xasan Maxamed Nuur(Qalaad) oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya qabashada xilka madaxtinimada...
Allaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Cabdi Nuur Sheekh Axmed Eebakar oo ku magaca dheeraa (Sheekh...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...
Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...
Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...
Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho