Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Deeqdani oo isugu jirta dawo, dhar iyo agab kale ayaa ka timid hay’ado laga leeyahay dalka Turkey, iyadoo deeqdaasi la...
Wafdigan oo uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ee maanta soo gaaray magaalada Cadaado oo ay...
Tababarkani xerada Jaziira ee duleedka Muqdisho loogu soo xirayay dufcaddii labaad ee ciidamada gaarka ah Komaandooska ee Danab iyo saraakiil...
Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed Dr. Ahmed Ali Dahir oo gaaray magaalada Columbus ayaa waxa uu kulan la qaatay...
Taliyaha booliiska gobolka Galgaduud ayaa sheegay in gobolkaasi la geyn doono ciidamo booliis ah oo lagu xoojinayo kuwa hadda ka...
Ciidamada dowladda ayaa saaka howlgallo saf balaaran ah ka wada xaafado ka mid ah degmada Beledweyne iyo deegaano ka baxsan....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho