Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska...
Xubnahaan ka tirsanaa golaha Wasiirada dowlad gobaleedka Puntland oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad kuwaas oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay’adaha dowladda, kuwa caalamka iyo...
Roobab Xooggan oo saacadihhii lasoo dhaafey ka da'ay degmada Berdaale ayaa sababay in Daadad xoog leh ay ku soo rogmadaan...
Diyaaradaha dagaalka, nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ayaa duqaynmo ka geysatay duleedka magaalada Muxabib ee koonfurta Lubnaan, sida ay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqday in maanta gargaarkii ugu horreeyay ay u dirayso gobolka Gedo roobabka iyo fatahaadaha...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ka digtay in magaalada Qaza uu isu badallo xabaalaha carruur, waxuuna Israa’iil...
Alle ha u naxariistee Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Xassan Baroow ayaa goor-dhow ku geeriyooday magaalada Nairobi...
Waxaa marba marka ka dambeysa sii krdhaya Fatahaada uu sameynayo webiga Jubba ee mara degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, taasi...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho