Dowladda Soomaaliya, ayaa 9 muwaadiniin ah oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan ka soo dejisay Muqdisho. Muwaadiintaan,...
Shirkaan oo ah Shir lixdii biloodba mar ay qabato Wasaaradda Arrimaha Gudaha koonfur galbeed, ayaa waxaa diirrada lagu saaridoon Xureeynta...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay gaba-gabada fadhiga loo dhanyahay ee shirka...
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa helay xogta Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo isku dayaya in ay si...
Ciidanka ammaanka Caasimadda ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxay ku soo Qabteen dhagar qabe ka...
Guud ahaan dadweynaha Dalka Turkiye ayaa manta u dareeray codbixin la doonayo in lagu doorto madaxweynaha iyo xildhibaanada baarlamaanka ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Galmudug. Halkan...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kormeer ku tagay Xarunta Agoonta Booliska...
Shirweynihii 6-aad ee Badweynta Hindiya ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Dhaka ee Caasimadda dalka Bangladesh, iyadoo ay khudbado ay shirka...
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho