Safiirka Soomaaliya ee dalka Itoobiya Danjire Cabdulahi Warfaa ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska dhalashada Nabigeenna NNKH oo si weyn...
Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay shirka Wasiirada Dhallinyarada Dowladaha xubnaha ka ah Urur Gobolleedka IGAD ayaa waxa Dowlada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa saaka howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka fuliyay degaanno dhaca Bariga iyo Galbeed degmada Waajid...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden...
Boqolaal qof ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay, dab xalay ka kacay goob ay ka socotay xaflad Aroos oo ka dhacaysay...
Maanta oo kale qeybo badan oo ka mid ah dunida waxaa si weyn looga xusaa dhalashada Nabigeenna Muxammad CSW, sidokale...
Wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo marti sharaf kale ayaa ka qaybgalay furitaanka xarunta xanaanada Carruurta...
Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa maanta soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay...
Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo Maanta booqasho ku tegay isbitaalka weyn ee...
Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...
Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho