Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug....
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xafladda xirtaan shirka 7-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran...
Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed...
Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku...
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Aqalka Sare ee Barlamaanja Jamhuuriyadda Soomaaliya Senator Maryan Faarax Kaahiye ayaa shir guddoomisay kulan wadajir ah...
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayay Agaasimaha...
Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalmiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dakxiiska Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in Wasaaradda Warfaafinta ay qeyb...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho