Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka...
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ku qaabilay saldhigga Vostochny, oo...
Howlgal qorsheysan oo Ciidamada xoogga dalka ay saakay aroortii fuliyeen ayay Ku Qaarijiyey Madaxii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay iyo...
Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa saaka Qarxiyay ceelkii ugu waynaa magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud, waxaana ku dhaawacmay qof ka mid ah...
la tacaalidda Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Marooko ayaa galay maalintii shanaad, waxaana la sheegayaa in tirada dhimashadu ay kor u...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax Fiidoow ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey xaaladda deegaannada laga xoreeyay cadowga iyo...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii Khawaarijta ee...
Saraakiil uu hogaaminayay Taliyaha Guutada 14-ka October ee Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Nuur Maxamed Gaabow "Nuur Fareey" ayaa degmada Awdheegle...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho