Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, ayaa maanta xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci darro ah...
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Adam ayaa maantapXarunta Dhexe ee Hay’adda kula kulmay madax ka...
Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Mudug ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo uu wehlinayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada...
Guddiga Gaadiidka,Dekadaha,Garoommada, ee Gollaha Shacabka,ayaa maanta Kormeer kadis ah ku tagay Dekedda magaalada Caasimadda ee Muqdisho. Guddiga ayaa kormeerka ka...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Hay’adda UNICEF, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay madax ka socotay hay’adda UNICEF,kuwaas oo u yimid...
Kulankaan oo ah mid dhaca seddaxdii biloodba mar ee ah isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabiso Wasaaradda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Xildhibaan...
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyey Kulan looga hadlayey amniga deegaanada xuduudka ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho