Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada oo Kormeeray Tiro-Koobka Shaqaalaha aan Joogtada aheyn ee (DFS) oo ka soconaayo Xarunta Guddiga Qaranka...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug....
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xafladda xirtaan shirka 7-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran...
Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed...
Shirka 7-aad ee Golaha Wada-tashiga Qaran ee uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku...
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Aqalka Sare ee Barlamaanja Jamhuuriyadda Soomaaliya Senator Maryan Faarax Kaahiye ayaa shir guddoomisay kulan wadajir ah...
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayay Agaasimaha...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho