Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, waxay ogeysiineysaa dugsiyada gaarka loo leeyahay ee aan diyaarka u aheyn in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka...
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne...
Wasaaradda Gaashaandhigga Mozambique ayaa sheegtay in ciidamadu ay dileen Bonomade Machude Omar (Ibn Cumar) oo ahaa hogaamiyihii ugu sareeyay kooxaha...
Maamulka Wakaaladda Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka iyo Guddiga Garsoorka Tartan Suugaaneedka Tilmaamaha Khawaarijta waxay ku wargelinayaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan...
Ciidanka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada hoose...
Akhriso War-saxaafadeed ku saabsan Xoreynta degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Sooamaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane, Saalax Axmed Jaamac...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa ku soo dhoweeyay xoghaynta xafiiska Midowga...
Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo wafdi ka socotay Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo kulamo farsamo kulahaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho