Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka...
Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi ka kooban golayaasha kala duwan ee...
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlaamaanka Soomaaliyab ayaa dhagax dhigay dhismaha...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa...
Gudoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi oo ay wehlinayeen Xoghayaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire ayaa maanta kulan...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Axmed Siciid Maxamed oo ay wehliyaan Qabiirka Sharciyada, Lataliyaha Horumarinta iyo...
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dalka...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo lagu ansixiyay Warbixinta Dib-u-eegista...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa qaabishay Madaxa Mashaariicda Hay’adda Max Planck Mudane Jan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho