Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha...
Madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka “Economic Community of West African Republic (ECOWAS)” ayaa waxuu maanta oo Arbaca ah kulan...
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xasan Macalin, oo saakay kormeer ku tegay Xabsiga Dhexe ayaa balan-qaad u sameeyey...
Ruushka ayaa sheegay in ay burburiyeen saddex doonyood oo ah kuwa aan cidina wadin oo laga leeyahay dalka Ukraine, kuwaas...
Howlgal lagu burburiyey fariisin ay leehaayeen maleeshiyaad Khawaarij ah, gadiid iyo saanad ciidan ayaa ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa kulan qada ah u sameeyay ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Pro Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa maanta furay kulan lagu gorfeyn doono aruurinta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Qeybta Galmudug ayaa shalay galinkii danbe u fariisatay dhageysiga Dacwad loo heysto eedeeysanayaal ka tirsanaa Ciidanka...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho