Mogadishu, 14’ka Janaayo 2023: Dowladda Federaalka Soomaaliya baahisay digniinta ku saabsan la macaamilka Khawaarijta iyo in aan la siin Karin...
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Shariif Xuseen, ayaa maanta booqasho ugu tagay qoyska Alle...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur...
Booliska saldhigga deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo dhigay tuugo dhac u geysatay dad shacab ah oo goobo ganacsi...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa...
Wasiiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands ...
Wasiirka Amniga gudaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Guddiga...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta Nuqul ka mid ah waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka Awqaafta iyo diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow Cali oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa Heshiis la saxiixday...
Qaban-qaabada isu-soo-baxyo ballaaran oo lagu taageerayo midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana looga soo horjeedo faragelinta cad ee...
The Federal Republic of Somalia reaffirms its firm and principled position in support of the sovereignty, unity, security, stability, and...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ku dhawaaqay natiijada guud ee kuraasta ay kala heleen 20-ka urur...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka, oo dhawaan la wareegay deegaannada Gendershe iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho