Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah loo joojiyay qaar ka mid ah barnaamijyada samofal ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhiggiisa Jabuuti MD Ismaaciil Cumar Geelle ayaa saaka lagu wadaa in ay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool degmada Bardaale ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Raashinkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan...
Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug oo uu hogaaminayay Gaashaanle Sare Geedi Maxamed Wardheere ( Geedi Qalabxooor) ayaa maanta howlgallo...
Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arrimaha Amniga Gobolada Mudug iyo Puntland, waxaana joobjoog ka ahaa maamulada labada...
Guddigga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto...
Kulan ay si wada jir ah u yesheen mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayay ku ansixiyeen miisaaniyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho