Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa qabatay kulan looga doodayay qorshaha Qaran ee ku aadan cudurka qaaxada...
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa ku amray saraakiishiisa Ciidanka in ay u diyaar garoobaan dirida Dayax gacmeedkii ugu...
Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud....
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Wasiirka Wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday...
Hay’adda SoDMA oo ka jawaabeyso cabasho iyo qeylo dhaan ka soo yeertay xaaladda carruurta agoonta Booliska ee ku xareysan xarunta...
Guddoomiyah Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula...
Wasiiru-dowlaha Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeyb...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ciid siiyay 314-qof oo ka koobnaa...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab iyo ciidamada dib uxoreeynta degaanada ayaa maanta howlgallo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...
Waxaa soo gaba gaboobay wadahadalo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho