Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehlinayo Xoghayaha Guud...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Koofur galbeed...
Ciidanka Booliska saldhigga Degmada Waaberi ayaa soo qabtay labo burcad ah oo dhac ka geysanayey Waaxda Maajo ee degmadaas. Burcaddaan...
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa, Xildhibaanno iyo mas'uuliyiin kale ayaa shacabka iyo ciidanka dib u xoreynta...
Shirka sanadlaha ah ee Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka furmay magaalada Washington ee dalka Mareykanka,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaanka Cali Afrax oo qiyaastii 12-KM u jira Magaalada Galcad ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa xarunta Beijing Olympic Park – National Tennis Center ee magaalada Beijing...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho