Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga, waxaana sharcigan meel...
1- Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay soo bandhigista Cilmi-baarisyo laga sameeyay Caasimadda...
Guddiga doorashada Nigeria, ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay in musharraxa xisbiga talada haya, Axmed Bola Tinubu uu ku...
Dowladda Maraykanka ayaa shan milyan oo dollar u ballan-qaadday cidii keenta xog sahlaysa dilka ama soo qabashada afhayeenka khawaarijta Al-shabaab,...
Shil ka dhashay Laba tareen oo iskula dhacay Habeenimadii xalay waddanka Giriiga ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen dad gaaraya...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, ayaa kormeeray Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad. Guddoomiyaha...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure oo uu wehliyo Garyaqaanka Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir...
Dowladda Shiinaha ayaa Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ku wareejisay 1,069 ton oo Gargaar Raashin ah, taas oo ay ugu talo...
Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho