Maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ah Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ku qaarijiyey horjooge sare iyo Maleeshiyaad...
Ciidamada Isra’iill ayaa maanta oo Talaada ah xer-xeray 22 qof oo falastiiniyiin ah, kadib markii qeybo kamid ah Daanta Galbeed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka lagu soo dhaweeyay Machadka Cilmibaarista Caafimaadka Xoolaha ee dalka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishii Nofember ee sanadkii 2022-kii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya,...
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho shirka Banbaxa Gobolka Banaadir oo ujeeddadiisu tahay isbarasho iyo in la...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiisyadii ay Qaahira ku kala saxiixdeen...
Wasiirka Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maxamd Xasan Maxamed Bulaale ayaa kulan laqaatay tiirka Arimaha...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden ayaa kulan mira dhal ah...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana garoonka diyaaradaha...
Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay, xerada tababarada ciidamada ee TÜRKSOM ee magaalada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho