Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra’iisi, ayaa sheegay in dalalka cadowga ku ah Iiraan ay ka careysan yihiin awoodda dalkiisa, si taasi...
Muqdisho waxa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore Sida Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya....
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi aheyn, kaas oo lagu ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdishu ku marti-gelinaysa Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta...
Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir gogol xaar u ah shirka madaxda dalalka...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS, Khadiijo Maxamed Al- Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta ku qaabilay xarunta...
Tirada dadka ku dhintay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala beegsaday masaajid ku yaalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan ayaa...
Ciidanka Booliska degaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay ninkaan oo loo haysto Burcadnimo hubeysan, xilli dadka Shacabka ah ee deegaanku...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa, Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC)...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho