Ammaanku waa udub dhexaadka nolosha, la’aantiisa suurto gal ma ahan in dal iyo dad meel ku wada nooli horumar...
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan. Aqoontu waa iftiin, jahliguna waa mugdi. Hal ku dhegyadaas iyo kuwo kale ayaa ka mid...
Maleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhiigga dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, oo ay sanadihii tagay oo dhan ku hayeen...
Xag-jirmiada waxaa lagu qeexaa in uu qofku ama kooxdu ka baxdo waxa ay dadku isku raacsan yihiin ee saxda loo...
Jihaadku waxa uu leeyahay macne ka qara weyn dagaalka. Marka la soo hadal qaado Jihaad, durbadiiba waxaa dad badan...
Ka dib weerarkii waxshinimada ahaa ee maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Maka Almukarrama iyo weerarradii ka horreeyay oo dad rayid...
Bani’aadmiga dunida ku wada nool, Ilaahey ayaa wada uumay, waxa ay isugu jiraan Muslimiin iyo Gaalo. Diinta Islaamku waxa ay...
Shalay waxaa dunida oo dhan laga xusay Maalinta Caalamiga ah ee haweenka ee 8-da Maarso, iyadoo la qabtay munaasabado iyo...
Diinteenna Islaamku waxa ay nagu boorrisay in ay u baarri noqonno una Ixsaan falno labadeenna waalid, waxay sidoo kale maqaam...
Dalkeennu waxa uu soo maray sanado badan oo colaado ah, kuwaas oo na daxalsiiyay burbur laxaad leh oo saameeyay...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho