Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa looga hadlay munaasabadda 26-ka Jun iyo halgankii adkaa ee loo soo...
Munaasabad lagu weynayay 55-guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa caawa lagu qabtay...
Xalwooy waa habeenkii lixdankii xanaaqee Is xukuma la yiriyee xaqeennii ifiimee Waa xasuustii xorriyaddeennee Xadreeyoo madaxa lula Maxamed Suleymaan Tubeec,...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa caawa isaga horyimid degmooyinka Xamar Weyne iyo...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho