Abaaraha xooggan ee ka jira qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya aayaa haatan maraya heerkii ugu adkaa sida ay sheegeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo miradhal ah kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas...
Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Waxaa ay faraysaa dhamaan Iskuulada dalka in ay dhaqan geliyaan...
Xafiiska Maareynta mashriicda Midowga Yurub NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay kullan wadatashi ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR 41, LR 42 , LR 43...
Shirkaan, ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda, Mudane Yuusuf Axmed Hagar, Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Maxamed...
Wasiir ku-xigeenkii hore Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshisiinta Mudane Isxaaq Maxamed Maxamuud ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga...
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...
Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho