In ka badan 50 milyan oo qof oo ku nool gobolka Bariga Afrika ayaa la sheegayaa in sannadkan ay soo...
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab Ka Sameeyay degaanada haanooy, Dooryaaley iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika...
Wasaradda haweenka iyo xuquuqul aadanaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta Tababar ku saabsan sidii haweenku qeyb uga qaadan...
Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero...
Maxkamadda Degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah ku ridday laba dhallinyaro ah ,kadib markii laba cisho...
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka qayb galey olole bulshadu hormuud ka tahay oo jaay lagu saarayo mid kamid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-gelay Shir Hordhac u ah Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda...
Makamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ku suganyihiin ciidamadda qalabka sida, garahaan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha u magacaabay mudane Axmed Cali Maxamed,...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho