Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Weyneynta xuska maalinta dhir-beerista Qaranka Soomaaliyeed oo ku beegan 17 April iyo daahfurka Olale lagu beerayo in ka badan toban...
Subaxnimadii hore saakay ayay ahayd waqtii wasaarada difaaca Ruushka ay u qabatay dagaalyahanada wax iska caabinta Ukraine ee ku sugan...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka...
Ciidamada Amaanka ee ka hawlgallo degmada Caabud waaq ayaa howlgallo amniga lagu sugayo maanta ka bilaabay halkaas. Howlgalkan oo ah...
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Muuse Geelle iyo xubno kale oo ka tirsan guddiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...
Taliska Guutada 17-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-Gor ayaa deeq raashin ah u qeybiyay Agoontii ay ka tageen...
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho