Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, ka dib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay...
Guddiga doorashooyinka heer federaal (FEIT), ayaa maanta oo sabti ah taariikhdana ku asteysan tahay 02/04/2022, bilaabay bixinta shahaadada Xildhibaannimo ee...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa caawa ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa...
Guddiga doorashada heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa caawa guddiga doorashooyinka heer Federaal ku wareejiyay galalka Xildhibaannada Labada Aqal ee...
Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi ee ka...
Maamulka isboortiga Gobolka Banaadir ayaa maanta shir u qabtey dhamaan Maamulada Isboortiga Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir, kaasi oo looga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo...
Munaasabad ay xilka kula wareegayeen Taliyaha Cusub qeybta 27aad ganaral Tawane Axmed Gurey iyo taliyihi hore qeybta 27aad garanal Axmed...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug, DANAB iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta Howlgal qorshaysan ka fulliyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne, Lr. 24 ee 31da March 2022, kuna...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho