Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga ee xafladda caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa galabta Kormeer iyo dhiiri-galin ugu tagey geesiyasha Qaranka ee...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Beni-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Isniin...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, . Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...
Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo oo xarun...
Guddoomiyaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho