Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta,...
Waxaan si nabad ah aniga iyo wafdigeyga ku soo gaarney magaalada Doxa ee Dalka Qatar.Inta aanann u gudagelin howsha Qaran...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maanta qabatay Munaasabada Xuska Maalinta Caafimaad Afka ee Adduunka 20 March 2022, Wasaaradda Caafimaadka...
Maamulka degmada gaalkacyo oo muddooyinkii u danbeeyay ku howlanaaa haggaajinta bilicda magaalada gaalkacyo iyo ilaalinta nadaafada bulshada ayaa maanta bilaabay ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu si dhaw ula socdo juhdiga lagu bixinaayo dhammaystirka...
Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hortagay dhagar qabe ka tirsan kooxda nabad-diidka ah ee Al-shabaab oo doonayay inuu miino ku...
Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa 48-kii saac ee ugu dambeeyay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka bilaabay xaafadaha magaalada...
Ciidamada xoogga dalka ayaa gurmad u fidiyay qoysaska ay saameynta ku yeesheen abaarta ka jirta deegaano iyo degmooyin ka tirsan...
Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo kuwa Booliska Galbeed ayaa xalay waxaa ay ka sameeyeen degmada Dharkenleey ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho