Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir...
Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa maanta oo Arbaco ah ku fashilmay inuu doorto madaxweyne cusub markii labaad isbuuc gudihiis. Sida ay...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa bulshada Gobolka Mudug ugu Baaqay in ay u middobaan ladagaalanka ururka argagixisada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee...
Maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa xalay dab Ku shiday guryo ku yaala deegaanka Cadalle oo hoostaga Magaalada Wisil ee Koonfurta Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee...
Soddon iyo shan maalmood ayaa ka soo wareegtay markii uu billowday dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine, kaasi oo...
Guddiga Qaranka ee gurmadka Abaaraha Soomaaliya ayaa deeq Raashin gaarsiiyay deegaanno ka tirsan Galmudug, iyadoo laga qaybiyey ilaa Sideed degmo,...
Nin hubeeysan ayaa weerar ay dad ku naf wayeen ka geeystay gudaha Isra’iil, Muuqaal laga soo duubay goobta uu falka...
Madaxweyne Ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ka furay Magaalada Kismaayo Shirka isku xirka...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho