Ciidamada Daraawiishta Galmudug, DANAB iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta Howlgal qorshaysan ka fulliyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne, Lr. 24 ee 31da March 2022, kuna...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane: Cabduqaadir Maxamed Nuur "Jaamac" oo Safar Shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa ka qeyb galay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug ee Galmudug u magacaabay...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa u yeeray danjiriyaasha u fadhiyay dalalka Morocco iyo Georgia, ka dib markii diblomaasiyiintan ay ku...
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabis iyo isbedel loogu sameeyay xubnaha golaha wasiirada maamulka,...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta xarigga ka jaray Xarun Cusub oo loo dhisay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee xildhibaan...
Ciidamada Booliska ayaa caawa soo bandhigey rag burcad ah oo dhac bareer ah u geysanayay gaadiidka safarka ah iyo dadka...
Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka Duulimaadyada Rayidka Adduunka oo lagu qabtay magaalada Dubai ee...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho