War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa guddiyada doorashada ee Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ka dalbaday...
Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta Biyo dhaamin u sameeyey qoysaska danyerta ah ee ku nool...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururada bulshada Rayidka...
Kulankan oo socday muddo 6 maalin ah loona qabtay 60 qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka ayaa maanta daahfurtay Shirka Madasha Qaran ee yareynta Khataraha Musiibooyinka, kaasi oo ka furmay hoolka...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan,...
Waxaa uu ahaa howgal qorsheysan oo ciidanka booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen Tuulooyinka Ceeldoon, Yaaqle, Saydheelow,...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Madaxweynaha oo...
Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Magaalada Baledweyne aya maanta si rasmi ah u la wareegay xilka ka dib munaasabad lagu...
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho