Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo bandhigay Liiska musharixiinta isu diiwaangeliyey Kuraasta HOP#069, HOP#038 iyo HOP#095...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 7aad ee gorgor ayaa howlgal ka sameeyay degaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Howlgalka...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Cismaan Cumar ayaa Baydhabo ka...
Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta Dowlada Galmudug,oo kaa shanaysa Safarada Uk ayaa maanta Magaalada dhuusmareeb kusoo xirtay...
Madaxweynaha Dalka Angola Joao Lourenço ayaa waraaqaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Wadamada Afrikada Koonfureed oo...
Iyada oo laga duulayo dadaaalkada socda ee lagu xoojinayo xiriirka Wasaaradda ay la leedahay Hay’adda kala duwan ee dowladda fedraalka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo...
Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in Ciidamada Ruushka ay duqeeymo ka geeysteen Masaajid ay magangelyo...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in doorashada kuraasta ugu dambeysa ee golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo...
Hindiya ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay in si aan ku tala gal aheen ay Gantaallo ugu riday dalka ay muddada colaada...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...
Jabuuti – 18 Juun 2026: Xoghaynta Urur-Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa mar kale adkaysay sida ay uga go’an...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho