Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa maanta ka daahfurtay Magaalada Kigali ee Wadanka Rwanda Madasha Maayarada Soomaaliya...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa keentay deeq Raashin ah oo Cadad ahaan gaarayso 20 Tan soo...
Dhowr maalin oo shaqo joojin u aheyd bahda gaadiidlayda Bajaajta ee magaalada Garoowe iskugu socdaasha ayaa magaalada laga dareemay, Waxaa...
Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan guud la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan gaar...
Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya General Bashiir Maxamed Jaamac oo xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta ka qeybgashay shir ay isugu yimaadeen haweenka Soomaaliyeed oo lagu...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane,Balal Maxamed Cusman ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta Guddiga Qaranka...
ku simaha duqa ahna guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa maanta la kulmay taliska hoggaanka C.I.D Galmudug...
Waxaan goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shaxnadii seddexaad oo ka timaada Dowladda Imaaraatka Carabta. Waxaana ka guddoontay...
RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...
RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho