Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in argagixisada Al-Shabaab ay qarax Miino ku dishay afar qof oo...
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya....
Guddiga doorashada Galmudug oo shahaadooyinka Musharaxanimada guddoonsiiyey musharaxiinta kala ah, Cabdullaahi Aadan Kulane iyo Xasan Cabdi Jaamac oo ku tartami...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xariga ka jaray dhisme iyo...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid abwaan Cabdi-kariin Faarax Qaarey "Jiir" oo xanuun dhanka wadnaha...
Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho Maanta ku geeriyooday Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir, kaas oo maalmihii la soo...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, in shan ka mid ah shaqaalaheeda lagu afduubtay koofurta Yeman, xilli ay kusii jeedeen magaalada Caden....
Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada...
RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...
RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho