Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo Xiray Dufcadii Shanaad oo ka tirsan Ciidamada...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta faah-faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha maaliyadeed...
Qabashada doorashada 4 kursi oo kamid ah golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lashaaciyay guddigooda xulista ergada 24 kii janaayo...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) ayaa lagu...
Wasaaradda howlaha Guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb ka Daah furtay qiimeynta iyo tartanka...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) ayaa lagu...
Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya 4 kursi oo ka mid ah...
Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sahay raashin deeq ah gaarsiiyey degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Degmada...
Xeer-ilaaliyaha guud ee galmudug Avv Cabdicasiiz Nuur Xuseen ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xiray Xeer-ilaaliyayaal iyo hawl wadeenno...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho