Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Kulamo ay isugu yimaadeen xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda odayaasha dhaqanka, waxgaradka, nabadoonada, culumaa’udiinka iyo ardayda, kulankaas oo uu isugu...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya oo maanta tabbabar usoo xiray koox ka shaqaynaysa Amniga Garoomada Dalka. Wasiirka...
Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya waxa ay...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kulan ku saabsan arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha...
Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gaba-gabeeyey kulan socday muddo saddex maalmood ah oo ay hoggaaminaysay Wasaaradda Ganacsiga iyo...
Maamulka gobolka iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa is la qaatay in lasameeyo howgalo lagu xaqii jinaayo amanka Magalada Beledweyne. Afhayenka Maamulka...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay...
Kulamadaan oo soo bilowday toddobaadkii hore oo lagu qabanayay xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa looga hadlayay sidii looga...
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Larry Andrey, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Safaaradda Mareykanka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho