69 gabdho umuliso ah oo ka kala yimid 11 gobol oo dalka kamid ah ayaa magaalada Kismaayo loogu soo gabagabeeyay...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kormeer ku sameeyay qeybo ka mid...
Dalka Ghana waa dal dadkiisa ay ku fanaan in aanay ku imaan waqtigii loogu talagalay xilliyada la balama! waa maxay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, uuna shirguddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo ay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 60aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigay...
Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug ayaa galabta deegaanka Galinsoor ka daahfurtay mashruuca deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Galmudug looga hirgalinayo...
Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed...
Madaxtooyada Kazakhistaan ayaa maanta oo Arbaca ah, ku dhawaaqday in Xukuumadda ay istiqaalo u gudbisay Madaxweyne dalka Kassym Gumrat Tokayev,...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa weli ka socda Xarunta...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho