Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maamta Xariga ka jaray Wado laami...
Tahriibayaal isku dayay in ay ka baxsadaan goob lagu hayay oo kutaala dalka Liibiya ayaa rasaas lagu furay, waxaana ka...
Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen weerarro lagu qaaday garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada...
Dad ka Badan Boqol Qof oo isugu jira Haween, Caruur iyo Rag Dhalinyaro u badan ayaa dib u dajin loogu...
Cabdikhadar Iimaan Dhaqane iyo Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa maanta magaalada Kismaayo loogu kala doortay Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Jubbaland iyo xoghayaha guud...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan aragga uga qeybgalay kulan muhiim ah, kaasi...
Wasiirka Wasaradda Haweenka Puntland , Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug iyo duqa degmada Gaalkacyo ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Wafdi...
Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed Jeneraal Odowa Yuusuf Raage ayaa safar Ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa shalay oo Khamiis ahayd...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ,...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho