Guddiga doorashooyinka heer dolwad goboleed ee Jubbaland ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaba-gabeeyaan diiwaangelinta Musharaxiinta lix kursi oo...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 10 kursi oo ka tirsan kuraasta xildhibaanada Golaha Shacabka...
Wareegto uu soo saaray Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa...
War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu cadeeyey in dowlad goboleedkaas uu ka qeyb gelayo shirka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada...
Guddiga Doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa Shaaciyay 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda. War qoraal ah oo...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa bilaabay diiwaangelinta Musharrixiinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Guddiga Hirgelinta...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho