Waraka aan helaayo Afghanistan waxay sheegayaan in madaxweyne Ashraf Ghani uu isaga cararay dalkiisa, kadib markii kooxda Taliban ay maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa howlgallo qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen degaanka Goofgaduud Shabeeleey oo katirsan...
Dowladda Soomaaliya oo Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga. Munaasabad...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal mudane Maxamed Xasan Cirro...
Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya qeybta ka howgasha degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa ay kas ameeyeen...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada Saddex kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo...
Kursiga ugu danbeya 8-mudane ee Golaha Aqalka Sare ee laga soo doorto Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Ku guuleystey...
Waxaa si habsami leh u socoto doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matalayo Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana la doortay kursigii Toddobaad....
Magaalada Baydhaba waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha Aqalka Sare ee BFS. Kursiga koowaad waxaa...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho