Maxkamadda Sare ee Sishilis (Seychelles) ayaa sii daaysay Shan dhallinyaro Soomaali ah, kadib markii lagu waayay wax danbi ah oo...
Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise. Sarkaal horay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...
Xiiso iyo xamaasad gaar ah ayuu kusoo idlaadey horyaalka xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee shaqada sanadian ay ku tartameen naadiyada shanta...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashooyinka ee Baarlamaanka Labada Aqal. Si waafaqsan mas'uuliyadda Guddiga...
Kulankan oo ahaa isxog waraysi ayaa waxgaradkii kulanka ka soo qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed uga warbixiyeen xaaladooda nololeed ee...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, marti sharaf iyo dadweyne fara badan ayaaa ka...
Ciidamada miino-baarista Booliska iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku guulaystay in ay soo saaraan miinooyin ay argagixisadu ku wareejiyeen...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwad daraawiishta Galmudug ayaa Howl-gal balaaran ka wada deegaanno dhowr ah oo dhaca koofurta Gobolka...
Ra,iisel wasaaraha la magacaabay Saad Hariri ee Lubnaan ayaa xilka ka degay khamiistii kadib markii uu ku guul dareystay inuu...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho