Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta habka fogaan arag ah kulan kula qaatay Agaasimaha Gobolka ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumdda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa si kumeel-gaar ah ugu fasaxay...
Madaxweynaha Dowlada gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya Ambassador Elin...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka daah-furtay kulanka wada-tashiga warbixinta falanqeynta Waxbarashada dalka (Education...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya Danjire...
Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac {Ilka-jiir} ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga Ergeynimo ku wareejiyay Guddoomiyaha Midowga...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta mar kale furay kulamaddii maalmahii...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka KGS mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo uu Wehliyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliaya Xasan Xuseen...
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad. Kulanka waxaa...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa daahfuray kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo ku saabsan hagaajinta...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta hoggaamiyay munaasabadda dhagax-dhigga xarumo muhiim u...
Hay’adda Qaranka ee Tirakoobka Soomaaliyeed (SNBS), iyada oo kaashanaysa wasaaradaha ay wada-shaqeeyaan iyo bah-wadaagta horumarinta, ayaa si rasmi ah u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho