Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran ka guddoomay...
Wejigii koowaad ee doorashada ku raasta Aqalka Sare Soomaaliya oo maanta ka qabsootay Jubbaland ayaa goor dhoweyd soo gaba gabowday,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Falastiin Xasan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain ,...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay...
Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka ka dib...
C/risaaq Maxamed Cismaan ayaa heley 59 cod halka qofkii la tartamayay oo aheyd Xaliima Jaamac Maxamed ayaa heshay 12 cod,...
Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa noqday senatarkii labaad oo ka mid noqda baarlamaanka Soomaaliya isagoo heley 71 cod ka dib...
Allaha u naxariistee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxaa saakay lagu aasay Marxuum Sheekh Aadan Cali Xasan oo ka tirsanaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho