Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan, ku dileen Toban...
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada...
Shirkii labaad ee Madasha Muuqaalka Cimilada Qaranka (NCOF) ayaa la qabtay intii u dhexeysay 07-08 Juun 2021 oo ay soo...
Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayay 8-da Juun oo ah maalinta caalamiga ah ee badaha Adduunka, oo ay soo qaban...
Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka...
Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay booqasho aqoon kororsi ah arday ka tirsan Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ku...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta goob-joog ka aheyd xafladda xilwareejinta Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka, kaasi...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayay qabyo qoraalka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho