Wasiirka dekedaha iyo Gadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilalka u kala wareejisay Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xilka u kala wareejiyey masuuliyiinta Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhalinyarada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha...
Manhajka Waxbarashada dalka oo ay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay soo saartay ayaa waxaa...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan “Xijaar” iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay Duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh...
Munaasabadan oo ay xilka kula wareegayeen Wasirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane...
Bulshada Deegaanka Mareer-gur ee Gobolka Galgaduud ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Galmudug iyo xubno ka socday Maamulka Caasimadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada cusub...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay dib u magacaabida wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa lagu qabtay magaalada...
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay bannaanbaxyo waaweyn...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay si cad oo rasmi ah u garab taagan tahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda...
Kummanaan shacab ah oo kasoo horjeeda xadgudubka Israa’iil ayaa isugu soo baxay gobolada iyo degmooyinka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho