Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta shaacinaysa natiijada imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare oo sanadkan...
Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug oo safar uga soo amba baxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 4-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal ka sameyeeyay Deegaanka Leego ee...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda mudane Abuukar Sheekh Cabdullaahi Maadeey iyo Maayarka magaalada...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad uu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda Maxamed...
Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare ku yeeshay kulankiisa 5aad ee Kalfadhiga 7aad,...
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaybgalay Shir-weynaha 5-aad ee Xarunta...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, Marwo Faadumo Cabdi Cali Faandhe, ayaa maanta booqasho ku tagtay xarunta...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan rasmi ah yeeshay, kaas oo ajandihiisu ahaa ka doodista...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Cali-Xoosh), iyo wafdi sare oo uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho