Dowlad goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyad Al-shabaab iyo ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaca ka badalay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana...
Sii hayaha wasiirka gadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salaad (Oomaar) oo maanta marti ku ahaa...
Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka AFRICOM ee Dowladda Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ka gaystay agagaarka Kurtunwaarrey ee ku...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Cabdiraxmaan Isxal ayaa qoraal uu soo saaray lagu sheegay in la maamucay hubka sharci darada ah...
Xafladaan oo ay ku qalin jabinayeen arday gaareysa dhowr iyo toban arday oo ka qalin jibisay iskuulka Universal ee degmada...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bilowday wada-xaajood ay ku dooneyso in Turkiga ka kaalmeysato dhinaca Maareynta Musiibooyinka. Kulan dhinaca...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho