Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi, Sihayaha Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza...
Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta booqday xarunta Guddiga shaqaalaha...
Ku dhawaad 500 Arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka Kunib Yos ee waxbarashada Turkiga oo qaadeyso xarunta dhexe ee waxbarashada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa Maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in...
Ciidanka Boliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha si weyn...
Munaasabad ay xilka kula kala wareegayaan taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad ciidanka xoogga dalka gobolka Hiiraan, korneyl, Maxamuud...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalda Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa xalay kulan is-wareysi ah la qaatay...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho