Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah,...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee magaceefda lo soo gaabiyo (IMF) ayaa sheegtay in ay siin doonto $ 11 bilyan 32-ka dal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu rumeysanyahay in dadka ugu badan ee uu xanuunkani sameeyay uu ay yahiin...
Sida lagu sheegay war ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta Dr Mishaal bin Fahim Al-Salami, Barlamaanka Carabta ayaa yeelan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali...
Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus ayaa gaaray 154,000 xaalad oo adduunko idil ah, sida laga soo...
Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan, Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa mudanayaasha Golaha Shacabka ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay warar been abuur ah oo qaar kamid ah warbaahinta Kenya ay ka...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho