Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay...
12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaa soo lagu aas aasay ciidan ka kooban...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta tababar ku saabsan wacyigelinta cudurka Coronavirus u furtay xubno...
Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo qeybah bulshada ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, taas oo ku aadan 60 ...
Maamulka Gobolka Gedo, kan Degmada Luuq ayaa ugu baaqay inay wax ka qabtaan buundada Degmada Luuq oo laga cabsi qabo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xuska 60 guurada aas aaska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho...
Sida ay daabacday wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua maamulka maxalliga ah ee caasimada Shiinaha Beijing, waxay si rasmi ah ugu...
Dawladda Turkiga ayaa u dirtay shacabka iyo Dawladda Ingiriiska dufcadii labaad oo gargaar caafimaad ah, si ay ugu adeegsadaan la...
Tirada dhimashada laga diiwaangeliyay dalka Spain dadka u dhintay xanuunka coronavirus ayaa lagu sheegay in ay gaartay 16,972 qof, taasi...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho